Home arrow Kaalmo arrow Al-shabaab oo la Wareegay Gacan ku Haynta Buurhakaba
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:851
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:350
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:770
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:1247
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:456
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 13 2008
Al-shabaab oo la Wareegay Gacan ku Haynta Buurhakaba
Written by Ali Moallim   
Sunday, 13 July 2008

Muuqaalka Magaalada Buur hakabaBuurhakaba (insidesomalia.org) - Xoogag ka amarqaata Ururka Al-shabaab ayaa la wareegay xalay gacan ku haynta degmada Buurhakaba Gobolka Bay, iyagoo halkaas ka bilaabay sida wararku sheegayaan sugidda ammaanka.

Maamulkii Degmadaas ayaa horay uga baxay Degmada, iyadoo dadka Degmadu ay sheegeen in ay jireen fariimo gaaray, taasna ay keentay in ay si dhaqso badan uga baxaan halkaas.

Shacabka ku dhaqan Buurhakaba ayaa waxay sheegeen inaysan jirin wax dagaallo ah oo halkaas ka dhacay markii ay soo galayeen xoogaga ka amarqaata Al-shabaab, iyadoo weli halkaas ku sugan.

Maamulka Gobolka Bay ayaan weli wax hadal ah kasoo saarin qabsashada Degmada Buurhakaba, waxaana tani ay qayb ka noqonaysaa dhaqdhaqaayo ay kooxaha ka horjeeda Dowladda ka wadeen xilliyadii ugu dambeeyay qaybo ka tirsan Gobollada Bay iyo Bakool.

Dhawaan ayay ahayd markii xoogaga Al-shabaab ay la wareegeen gacan ku haynta xerada Ciidamada ee Daynuunaay, halkaasoo ay ku dileen mid ka mid ah askarta Dowladda.

Ma aham markii ugu horeysey oo ay xoogaga kasoo horjeeda Dowladda ay lawereegaan Magaalada Buurhakaba oo ah Magaalo istaraatiji u ah dagaalka,iskuna xirta Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo.





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >